Seegada farta ama muuska dhibka ay gabdhaha u keeni karto




Siigada farta waxaa laga wadaa in gabadhu ay ku raaxaysato farteeda, oo sidaas ay biyaha isaga keento, taas waxay keeni kartaa inay nacdo galmada dabiiciga ah, siiba haddii ay mar kasta samaynayso, haddii ay si xoog farta u adeegsato waxaa laga yaabaa inay sidaa ku bikarjabto muddo ka dib iyadoon is ogeyn, gabdhaha qaar waxay adeegsadaan qalin ama wax la mid si ay ugu xoqxoqaan dibnaha farjiga taas oo ay ka helaan raaxo kaddib qaar baa sidaa ku biyabbaxa, nin aan ku kalsoonahay ayaa wuxuu ii sheegay in gabay ku jirtay kulejka lafoole waagii dowladda ayaa si kedis ah ayaa bahalkeeda ku bararay marka dhakhtar loo bandhigayna waxaa la arkay moos cayriin ah kuu bahalkeeda ku dhexjabay wuuna ka soo bixiwaayay, marka gabdhaha kacsiga badan seedaga waxay bilaabaan marka ay gaaraan 13 sano, waxaa laga rabaa gabadha inay ka fogaato iskicinta iyo seegada waa inay guurka ku degdegtaa guurka laga xishoodo waa wanaag gabdha ka ilaaliya xumaanta

Faahfaahin raaxada guurka halkaan ka akhri

11 Comments

  1. Anonymous10/17/2012


    walaal asc marka hore waad mahadsantihiin sida quruxbadaneed uso bandhigteen afkaartiina walaal waxaan rabaa inaan suaal idin weydiyo taasoo ah , ( gabadha bikrada ah fartu ma gali kartaa mise ma gali karto ilaa la bikir jabiyo? mahadsanid

    ReplyDelete
  2. bikrada ayaa kala duwan qaar waxaa jira farta gali karta laakin waa xanuun daran

    ReplyDelete
  3. Anonymous10/23/2012

    Asc dhamaan walaalaha webka sameeye su aal muhiiim ah Ayan rabaa inaa igaga jawaabtaan oo ku saabsan bikrada . Gabar ayaan guursaday Marki ugu horeesay aan is dhahay bikro jabi bahalkeyga Wuu galay iyadsna wey yaro qeylineysay markan weydiiyey wey ooysay waxeyna igu tiri Aniga wax masameynin waligeey kitaab ayey igu dhaaratay marka anigana bikradan aqaanay maku arkin meesha marka. Wax dhiig ah na maka imaanin. Marka àniga runti Shaki Ayaa igu jiro iyadoo Waliba iidhaaratay . Gabar bikro ah Gus ma gali karaa iyadoonan dhiig ka. Imaanin isoo jawaab walaal Adoo Si Daacad ah igu sheegaayo

    ReplyDelete
  4. Asc walaalaha raaxa gurka noga faaideeyo walaal Su aal ayaan qaba oo ah gabar ayaan guursaday habeenki aan aqal galeynay Ayaa bikro jabi is dhahay markan geedkeyga gali is dhahay oo ku riixay caadi ayuu ugalay markan weydiiyey wey ooysay oo wey iidhaaratay iney nin kale waligeed uu igalmoonin Aniga Saan Ayaa. Isku arkay ayey dhahday marka gabar bikro ah bahalka nin ka Si fudud maku gali karaa iyadoonan wax dhiig ah jirin Lakin xoogaha wey qeylineysay markio bahalka galay

    ReplyDelete
  5. inta badan gabadha bikrada ah bahalka ma gali karo, laakin way dhici kartaa xaaladdan oo kale in nooc bikrada ka mid ah inay tahay, teeda kale anaga iyada ma tuhmi karno oo kuma xukmin karno inay wax soo sameysay, haddii ay been kuu sheegayso muddo yar isma qarin karto waad ogaan doontaa waxa ay tahay, lakin hadda shakiga iska daa

    ReplyDelete
  6. asc walaal waan idinsalaamay dhamaan bahda raaxada guurka, waxaan qabaa su aal ah bikrada 1: hadii aad u galmootid gabar bikro ah hadana suna ah marka kugu horeysa miyaa ku bikra jabin kartaa? 2: ma dhici kartaa gabadha marka aad u galmootid kadin in uu ka yimaado dhiiga bikrada? 3: ninka raga maku keena xanuun ah in ay xanuunaan qanjirada ku yaala xubinta taranka raga. waad mahadsantihiin jawaab wacan

    ReplyDelete
  7. Anonymous10/27/2012

    yaab...anigo isku dayaaya in aan walalkay u aqli celiyo...haddii uu ogaado in xaaskiisa ay soo samaysay wax maxuu samayn karaa..! wax hore maa rajo leh..ilahay halaga boqo..mida kale waxay tahay bikrada waxay ku jabtaa waxyaabo badan yaa idhi gus oo kaliya aya jabiyay...nuucyo cayaarta ka mida ama marxaladaha kala duwan ee ay gabadhu so martay way ku jabi kartaa bikrada...marka gabadhaada hadii aad qabto waxan kugu la talin lahaa iska dhaqo walalo asc

    ReplyDelete
  8. Anonymous11/06/2012

    Ascwrwb walal gabadha bikrada ah ma qasabbaa inuu dhiig kayimaado? Dhiguse ma mid casba mise cawlaan wuu noqon karaa?

    ReplyDelete
  9. Anonymous12/18/2012

    horta waa maxay seegadu




    ReplyDelete
  10. Anonymous1/31/2013

    biyaha badan e gabdha maxa lagu daweya hadi aanan xaas ahayn

    ReplyDelete
  11. Anonymous6/07/2013

    WAAN IDIN SALAMAY , WAXAAN RABAA SU'AAL AH IN BADAN BAAN SAMAYNAYAY SEEGADA MARKAA HADDANA WAA ISKADAYRBAA LKN SHAKI BAAN YAR DAREMAA KOLKOL MUSTAQBALKA DAMBE INAAN WAXBA UGALMONKARI WAAYO MARKAAN GUURSADO , WAXAANAN DAREEMAYAA ILAA MUDDO DHEER CABSI FARA BADAN GAAR AHAAN DUMARKA AAN KA QABO MA SEEGAAA EE KEENTAY TOLOW WALAL MISE WA SIKALE

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post