Hooyo soomaaliyeed oo caruurta laga qaatay

Dalka Norwey oo kamid ah dalalka qaarada Yurub waxaa kunool Soomaali aad ubadan, kuwaas oo siyaabo kala duwan dalkaas utagay.
Hooyo Soomaaliyeed ayaa si murugo lah kaga hadashay markii dowlada dalka Norwey ay kala wareegtay caruurteedii taas oo ah arin aad unaxdin badan.
Gabadhan caruurteeda laga qaatay ayaa lagu eedeeyay in caruurta ay uwaday gudaha Soomaaliya si ay usoo gudo, tasna ay tahay mid sharci ah oo shareecada islaamka ay qabto.
Dad badan oo hooyadan lamid ah ayaa laga qaatay ubadkoodii oo aysan ilaa iyo haatan meelna ku sheegin, waxaana ay dhacdadan kamid tahay arimaha foosha xun ee qurbaha ka dhaca.

4 Comments

  1. Anonymous12/22/2012

    asc wllo marka hore ma ii sheegi kartaan imika waxaan ahay 17jir guskayguna wuxuu leegyahay 16cm markaa ma wayn yay mise wuu yaryahay wllo iiso jwba sida ugu dhakhsaha badan waad mahadsantiin wllo

    ReplyDelete
  2. Anonymous12/22/2012

    haye wllo hadaad buuran tay xubintaada taranku ma yaraan kartaa

    ReplyDelete
  3. Anonymous12/27/2012

    Wiilka 17 jirka wax aan leeyahay 16 cm geed ah, dhererkaasi waa average ama celcelis ma odhan karno wuu waynyahay ila xad lamana odhan wuu yaryahay.

    ReplyDelete
  4. wll waxan ranaa inan ogaado nooca guska ee ugu jecel yahiin dumarku dhereer kiisa iyo balaciisa
    mahadsanid

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post