Nin iyo naag isku dhegay iyagoo sinaysanaya dalka kenya

Arin fool xun ayaa ka dhacday xaafad ay degan yihiin dadka faqiirada ah ee magaalada Nairobi, bartamihii bishii May kadib markii Haweeney Xaas ah qiyaantay ninkeeda, iyadoo nin kale gogol dhaaf sharci daro ah la sameysay, taasoo keentay in ay isku dhegaan oo kala fuqi waayaan.
Dhacdadan foosha xun ayaa Kumamaan dadweynaha reer Kenya ay hadal hayeen, ninka qaba haweeneydan ayaa horay shaki badan ugu qabay naagtiisa, taasoo keentay in uu tago meelaha wax xun sheega ah {Sixirlayaasha} si uu ceeb ugu rido haweeneyda, uguna reebo falkani foosha xun wuxuuna u tegay Sixiroow soo faray farsamadan cajiibka ah oo la soo siiyay alaab cajiib ah.
Markii uu ninka naagta qabay adeegsaday alaabtii Sixiroowda ayaa naagtii nin aan aheyn ninkeeda la tumatay, mudadii ay ku guda jireen gogol dhaafka sharci darada damceena iney kala kacaan aysan u suura gelin, taasoo ay la yaabeen, ilaa la isugu soo baxo
Dadweynihii isugu soo baxay iyo Boolis goobta yimid ayaa kala fujin waayay, iyadoo markii danbe ninkii gogol dhaafka sameynayay uu qeyliyo, balan qaad lacageed oo dhan 20,000 Kun Lacagta Kenya ahna uu uu sameeyay ninka naagta qabay, taasoo markii danbe lagu qanciyay ninka naagta qabay.
Wuxuuna ninkii uu ku laabtay ninkii howsha isku dhegida ka danbeeyay, isagoo durbadiiba si fudud u kala fujiyay, halkaasina fadeexad xun ay ka raacday ninkii iyo naagtii sharci darada gogol dhaafka ku sameynayay.
Dadweynihii u soo daawashada tegay ayaa fajac iyo amagaag ay la noqotay arintani oo aan horay looga arkin wadanka Kenya.
 

8 Comments

  1. Anonymous11/08/2012

    walal seegadu ma sobobi kartaa kaadida ood xajisan kari waydo ama maamuli kari waydo..fadlan su,aashasi iga jaaw...adoo raaliya---waayo xanuun kale oo aan qabo ma jiro dhakhtarna waan la xidhiidhay..fadlan igu soo kordhi khibradaada

    ReplyDelete
  2. Anonymous11/12/2012

    waan idin salamay dhamantiin hal saual ah ayaan rabaa in la iga jawabo inta ilahay idinka garansiiyo
    .. waxaan ahay gabadh dhawaan la guursaday hal sano an gadhin lkn ilaa 8 bilood ah waxaan u gudnahay fircooni
    intii hore anan furayn waxaan ahaa qof dareen badan lkn markii la i furay waxaa igu dhacay in hamadu igu yarato amaba aan iska wayo walal maxaa sababi kara fadlan iga soo jawaba mahadsanidin

    ReplyDelete
  3. Anonymous11/18/2012

    walal seegadu ma sobobi kartaa kaadida ood xajisan kari waydo ama maamuli kari waydo..fadlan su,aashasi iga jaaw...adoo raali walal pleaseeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee sxb fadlan ii jawaab maana loolz

    ReplyDelete
  4. Anonymous11/18/2012

    walaal waxan ahaywiil dhaliyaro ah oo aan wali gaadhin labaatan waxan u baahnaa inad iiga soo jawaabto waxan siikaysanaayay in mudo afar sano ah waxan rabaa inaan iska daayo walal waan dayn kari waayay maxa talo ah

    ReplyDelete
  5. waxaa laga yaabaa dhaawaca kaa soo gaaray bikrajabinta inuu kaa daciifiyay rabitaanka galmada marka aad si fiican u raysato ayaa dhici karta inaad sidaada hore ku soo noqoto

    ReplyDelete
  6. Anonymous12/10/2012

    A/C walaal waxaan rabaa in aad iiga jawabtaan,waxan ku koray aqlaaq aad uga xishoota galmada,xitaa markaan xaasaystay,weligay ma fiirin xaaskayga ferjigeeda,anigana maanan tusin geedkeyga waxaanan uhaystey ceeb,waqtigan waxan fahmey wax badan,laakiin waxay igu keentay maseer iyo shaki aniga ufahmaayo in waxbadan oo leega baahnaa hadii la rabo meelo kale loo raadsan jirey,seen yeelaa waxan ku dhowahay in aan shaki dartiis la waasho

    ReplyDelete
  7. ascn waaxn raaba in laga jawaabo singada malaga qaada cuduro hadi haa aya tahay isheeg xanuunadaa

    ReplyDelete
  8. Fal kasta Alle subxaanahu wataacaalaa uu xarimay dhib ayuu leeyahay, sinada waxay ka mid tahay falalka ugu xun qofku sameeyo, cuduro badan ayay leedahay oo Alle kugu salidayo, sidoo kale qofka aad la sinaysanaysid waad ka soo qaadi kartaa cudur jirkiisa ku qarsoon, sidoo kale qof adiga jirkiisa kuu dhiibay way ka suurtodaa inuu qof kale u dhiibow sidaa awgeed jidka amaanka ah waa guurka

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post