maalmahaan waxaa soo batay su'aalaha la xiriira galmada dabada, taas maxaa keenay ? waa su'aal is weyddiin mudan, run ahaantii bulshada soomaaliyeed
waxyaabahan ma aqooni jirin in naag dabada lagaga tago, balse dhaqan ahaan waxay u arki jireen galmada dabada inay naagta ku furanto, marka waxay
yihiin sababaha keena galmada dabada ama soo badiyay waayaan dambe. waxyaalaha aan halkaan ku xusi doonno
waxaa ka mid ah :
1- filimada xunxun oo soo batay waayahaan oo meel kasta soo galay
2- iyo qofka oo raadinayaa inuu wax tijaabiyo wax cusub isagoo aan eegaynin khatarta uu leeyahay
3- gabdhaha qaarkooda soo bartay iyagoo bikaaro ah si ay u ilaaliyaan bikaaradooda ayaa waxay dhiibaan dabada, arrintan carabta ayay ku badan tahay
xitaa maahmaah ayaa jirta oo ay dhahaan (gadaal saaxiibka ayaa iska leh horena calafka)
4- naagta ay marka ilmo badan dhasho nimanka qaarkoda waxay raadiyaan meel ciriiri ah markaas ayay dabada aadaan
5- naagaha qaarkooda ayaa waxay ka dareemaan cuncun dabada markaas ayaynimankooda ka dalbaan ina meesha ka isticmaalaan
sababahaan iyo kuwo kaleba ha ahaadeenee ayaa badiyay galmada gadaal,
su'aalo badan ayaa la inaga soo weyddiiyaa dabada siiba dadka ku nool wadamada reer galbeedka,
marka waxaan leenahay galmada gadaal oo ah in haweeneyda laga galiyo duleelka xaartada waa mamnuuc laakin in lagu raaxaysto galmada foorarka iyadoo
la galinayo farjiga waa la oggolyahay ama in lagu raaxaysto labada bari dhexdooda iyadoo aan la galinaynin duleelka, dhibka ay leedahay galmada dabadana mar hore ayaan ka soo hadalnay

Walaal waxaan ku waydiiyay hadii ay biyuhu iga yimaadaan muddo yar sida 1- 3 daqiiqo.. mar walba oo aan xaaskayga u tago biyuhu deg deg ayay u soo baxaan 1-3 daqiiqo marka daawo ma leedahay? waad mahadsantihiin
ReplyDeletesxb waxay ku xirnthy tarikhdaadi hore sida inaad siigo d=badnaayd ama cafimadka oo xoooga liita daawo toos ah m jirto lkn adiga aya kor u qaadi kare tusaale bil ha u tagin xaaskaaga bishana samaay exericise fara badan iyo cuno badan ka dib firi wax is badal ah inu kugu yimid
ReplyDeletemaxaa lagu yareyaa calosha
ReplyDeleteascww
ReplyDeletemarka galmada la samaynayo inay biyaha koobaad ee badani ninka dhakhso uga yimaadaani waa wax iska caadi ah oo raggu badan kooda kawada siman yihiin, marka labaad ayay badanaa biyuhu soo daahaan oo wakhti badan la wadi karaa galmada, Hadaad rabtid inayna biyuhu dhakhso kaa imaanin waxaa fiican inaad ku fikirtid inayna biyuhu dhakhso kaa imaanin ood xaaskaaga sifiican uqancisid, markasta ood dareentid inay biyihii kaa soo dhawaadeena waxyar galmada istaaji oo idinkoo iskula jira is qandhuufo/qanjaruufo ama is yara qaniin adoon aadna isu xanuujinayn, si uu dareenkaagu uyara badalmo..hadaad tahay nin ay biyuhu dhakhso ka imaanayaan oon mara ceshan karin, waxaa fiican inaad istiimka ama salsalaaxida hore ku dheeraatid oo marka ay xaaskaaga biyuhu ka soo dhawaadaan ay kaa dalbato inaad galisid,aad markaa galmada bilowdid, hadaad sidaas samaysid waxay ubadan tahay inaad isku mar biyo baxdaan, sidaas ayaadna labadiiinuba isku qancin kartaan in sha allaah
wabilaahi tawfiiq..
maxaa ku garan karaa marka adaa qof jecashahy ama adaa u xiisto pls iga jawaaba
ReplyDeleteAsc dhamaan akhyaarta webkaan aad ayad umahadsantihiin waxan qabaa su aal sida qof horeba idinsoo waydiiyay sidee lagu yareeyaa caloosha hadaan ahay qof dumara suasha labaad e aan qabo waa sidee loo adkeeyaa naasaha isoo jawaaba walala aad ayad umahadsantihiin wsc
ReplyDeleteascww wl gabadhu maku biyo bixi kartaa faraka ciyaarka iyada iyo ninkeeda dhexmara galmada ka hor maxayse ku garankartaa inay biyo baxday hadii aanay dareemin ama arag wax biyo ah.
ReplyDeletecaloosha waxaa lagu yareyn karaa inad ka tagto cuntada badan oo difinta leh, inaad socodka badsato, naasaha waxaa lagu adkeeyaa xulbada inaad cunto iyo inaad saliid saytuun mariso oo ku daliigto
ReplyDeletetaas waxay u noqonaysaa kacsiga gabadha, waayo naagaha way kala dareen badan yihiin
ReplyDeleteasc waad kumahadsantahay walal jawaabtada lakin walal ma cunikaro xulbad urkeeda aya idhiba haday i urtana matag ayan kuwaashaa iskadaa in aan cunee macan booskeeda kubadali karaa se malahayaa qof wax iskaga gartay .mudo intee le eg aya layskuwadayaa o wax layskaga garankaraa wsc.
ReplyDeleteasc dhamaan bahda webkaan walalayaal waxan qabaa su aal taas o ah se ninkayga u istiiminkaraa se raga qaybahee ay kahelaan raaxada ama ay ka qaatana istiin meelahee ugu jecelyihiin waxba kama aqaano wanan isku cusubnahay wanan ka xishoonayaa in aan taabto jirkiisa .
ReplyDeleteaniga suaal baan qabaa
ReplyDeleteasc salaanta mulimka ayaan idinku salaamey asxaabta waxaan ahay wiil dhalinyaro ah waxaan jiraaa 25 sano waxaan raaadinayaa guur xalaal eh waxaana aad ujeclahay gabdhaha buurbuuran marka fadlan hadeey jirto gabar i daneeyneeyso haiisoo jawaabto emailkeeyka waxaa weeye luqman20000@hotmail.com
ReplyDeleteAfka sharooto isaga xir abaayo
ReplyDeleteasc waad kumahadsantahay walal jawaabtada lakin walal ma cunikaro xulbad urkeeda aya idhiba haday i urtana matag ayan kuwaashaa iskadaa in aan cunee macan booskeeda kubadali karaa se malahayaa qof wax iskaga gartay .mudo intee le eg aya layskuwadayaa o wax layskaga garankaraa wsc.
ReplyDeleteasc dhamaan bahda webkaan walalayaal waxan qabaa su aal taas o ah se ninkayga u istiiminkaraa se raga qaybahee ay kahelaan raaxada ama ay ka qaatana istiin meelahee ugu jecelyihiin waxba kama aqaano wanan isku cusubnahay wanan ka xishoonayaa in aan taabto jirkiisa .
ReplyDeletexulbada ayaa maado wadada oo u roon naasaha marka isku day inaad iyada samaysato oo aad ku dhex darsato cuntada
ReplyDeleteasc RG xulbada ma raashinka aan karinayo ayan kudaraya mise waxyabaha lacabo sida sharabka ama shaaha talabaad intee in le eg ayan wax iskaga garankaraa aad ayad umahadsantihin
ReplyDeletexulbada suugada ayaad ku dhex samayn kartaa adigoo ku carfinaya xawaaji iwm , ma dareemaysid inaad xulbo cunaysid iyo in kale , mudada ay qaadanayso dadka way ku kala duwan yihiin, adiga waad iska garandoontaan haddii Alle idmo
ReplyDeletebiyo bax deg dega ayaan leeyey salaaxida horeba ayaan biyaha sii deynayaa maxaa sameeyaa walaayaalow
ReplyDelete