Dad badan ayaa na soo weyddiiyay oo ka cabanaya biyabbaxa degdegga ah, taas oo sababo badan yeelan karta, hasee ahaatee hadda waxaan soo gudbinaynaa wax dabiici ah haddana biyaha dib u dhiga waa saliidda dhegeyaraha oo loo yaqaano afka qalaad clove oil afka careebdna waxaa loo yaqaanaa
زيت القرنفل
saliiddan waxaa la mainayaa geedka ninka marka la samayn rabo galmada waxay u dhigantaa waxyaabaha geedka lagu buufiyo ama bomaatooyinka la mariyo laakin waxay kaga duwan tahay dabiicinimada iyo dhib la'aanta waayo kimikal kuma jiro sida bomaatada ama buufiska oo kale saliiddaas waxaa kaloo loo adeegsn karaa bigrajabinta xaaska waxay yaraysa xanuunka, sida la ogyahay dhegeyaraha waxa ku jirta maaddo xauunka la dagaalanto dadka soomaaliyeed waxay u adeegsan jireen dhegeyaraha marka gows ka xanuunayo inay gowska ku qabtaan si uu xanuunka uga joojiyo
salaan sare kadib, waxaad noo sheegteen in Saliida Clove oil la mariyo geedka ninka marka la samayn rabo galmada. waa hagaag, saliidan waa kuleyl oo hadii qofka meel jirkiisa ka mida uu mariyo wey balbashaa, marka hadii geedka la mariyo sow ma balbalayso? tan kalase, geedka in la dhaqo miyuu u baahan yahay saliida ka hor ama kadib? jawaab adinkoo mahadsan
ReplyDeletebalbalkeeda ma aha balbal aan loo adkaysan karin, marka aad mariso 10 daqiiqo kaddib waad dhaqi kartaa haddii aadan dhaqinna wax dhib ah ma keenayso
ReplyDeleteasc walaal waxaan ku waydiin lahaa inaad war iga siis .....................
ReplyDeletehalkee baa laga helayaa markaa salidaan sidaa loo marinayana waa sideee adigoo noo sharaxay si fican
ReplyDeleteASC RG??? hadii aan dhagayaraha qudhigiisa aan cuuno biiyaha ma igadahayaan??? thanks
ReplyDeletedhegeyaraha shaah in lagu darsado moyee lam cuni karo, waayo haddii la cuno ama si joogto ah oo shaaha loogu darsdo waxaa laga yaaba inuu ka burburiyo beerka marka iska jir
ReplyDeleteOk
ReplyDeletelaakiin suaasha kama aadan wada jawaabin. Biyaha ma daahinayaa hadii sidiisa loo cuno ama shaah lagu darsado?
Salaam RG idinkoo mahadsan waxan qabaa suaal laga yaabo in aad u aragtaan sual fudud lakin aniga way igu dhex yaacday.
ReplyDeleteMarka ay ninka iyo xaakisa isu galmoodan ee ay hawshu dhamato gabadha horay ma ka qubaysan kartaa waxaa lagayaabaa markaad qubaysatid ka dib in uu qoyaan ka ayimado yacni biyihii ninka ah
dadbaa waxay dhehen waa in ay sugtaa xoogaa fiican oo ay socsocotaa ilaa ay biiyaha ninku ka so dhamadan, marka hadii qubays ka dib wax ka mid ah biyihi ninka ay aragto gabdhu qubayska ma so celinaysaa mise waa say isu dahirisay' runtii anigu markaan doonaan qubaystaa oo tukadaa' fadlan sida ugu dhaqso badan ay idin so gadho suashayda iga jawaaba
wax tar ma leedahay lkn
ReplyDeletewax tar ma leedahay
ReplyDeleteasc walala dhamaan waad ma hasantihiin
ReplyDeletewalalaka muumin waad ku mahadsantahay qoraalka aad
noo soo gudbisay
ee saaxiibayaal waad ku mahadsantihiin
ra iyada fiican oo aad noo soo gubinaysaan
eee hadii aan ugu daglo su'aasheeda
saaxiibayaal su;aasheeda 1 waa mala tijaabiyay ??
hadii la tijaabiyay
meeqa saac baa biyaha la celin karaa //??
ok dhegeyaraha asagooo sadliiid miyaaa la marinayaa mise asagooo buda ah waad mahadsantihiin
geedka lama cuno isagoo sidiisa ah, saliiddiisa ayaa bahalka la mariyaa, haddii sidiisa aad u cunto wax saamayn ah kuama yeelanayo geedkaaga, balse waxaa laga yaabaa hadduu kaa bato inuu beerka haa haleeyo, daahinta uu daahiyo biyaha waxay ku xiran tahay dadka sida ay kala yihiin, sideedaba geedkan waxaa laga sameeyaa kawaabyada oo loo adeegsado xanuun joojina dadka soomaaliyeed waxay saari jireen gowska marka u ka xanuunayo
ReplyDeletewalaal haddii naagta ay ka qubayato janaabada kaddib ay soo baxaan biyaha ninka wax qubays ah kuam waajibayaan keliya waxaa ka jabaysa weysada, biyaha soo laabntay ma aha biyabbax kuwa k u yimid qubayska wuxuu ku waajibaa biyabbaxa ama in labada farji lays geliyo
ReplyDeleteasc walal maxa lagu daaweyaa yiridka horayne waan idiin weydiiyay wax jawaab ah ne ma helin fadlan jawaab mahadsanidiin wax badan
ReplyDeletesu aal ayaan rabaa wlala inan idin weydiiyo inkastoo ay ku haboon thay in dumar la weydiiyo taas oo ah marka ninku biyo baxayo naagtu ma dareentaa...... maxaysa dareentaa. aniga xaaskayga waxay iisheegtay inayna dareemin markaaan biyo baxayo, aniga ayay i waydiisaa inaan biyo baxay iyo in kale, walaal arintaasi ma caadi baa
ReplyDeleteqofka na soo weydiiyay cudurka yiridka waxaad ka akhrisan kartaa isagoo faahfaahan halkan
ReplyDeletehttp://raaxadaguurka.blogspot.com/2013/02/yiridka-waa-maxay-sidee-see-loo.html
naagaha badankooda ay dareemaan marka ninka biyabbaxayo balse qaar waxay u raaxaysaan biyabbaxa ninka, laakin qaar ma dareemaan taas ayaa laga yaabaa inay u noqoto xsaasiyada farjiga meesha ay garsiisan tahay
ReplyDeletewaadmahadsanthay wlala.jawaabtaada markaa wlaal ma waxa laga yaabaa in gusku uuna gudaha hoose tagin oo ay taasi keenayso in ay dareemin.
ReplyDeletemise waa iska caadi,
wlaal arin dhib ah ayaa i haysta taas ah, wlaal naasaha ibtooda ayaa i waynaatay markaa dhib ayay igu haysaa oo nin naaso leh waa ceeb. xitaa ma gashan karo garan ama shaati caadi ah waayo waan ka xishoodaa in dadka i waydiiyaan, markaa maxaa lagu daweeyaa....wlaal da daydu waa 31 jir .
ReplyDeleteasc walal yiridka daawadiisa raba insha allah waxaan kudarsanaa bahda webka daawada ay inoo sheegeen in walalka yiridka daawadiisa raba aan usheego geed aad iyo aaad oogu fiican cudurkaas walal waa geedka ladhaho qunbaha afka somaliga english waxaa lagu dhahaa coconut walal sida aad u isticmalaayso waaxaad ku luqluqanaysaa biyihiisa adiga oo afka kuhayn haaya ilaa iyo inta aad awoodo 10 minit iyo waxii kabadan kadibna liq biyiihsa oo cab laba jeer ama sadex jeer samee maalintii marka aad cadayato kadib dunta ilkaha la dhex galiyana isticmaal findhicil ahaan ilaa inta aad iska weyn heyso ilka dhiig iyo af ur intaba insha allah waa geed aad ufiican saliitiisa sidookale wad istic malinkarta hadad isagoo fresh ah waydo asc
ReplyDeleteWalal waxan idin waydinaya hadan siigaysto oon gacantayda isticmalo oon saas kubiyo baxo inan qabaysto igu waajib miyaa? Hadan aniyo lamanahayga wada bashalayno oo iga yimadan biyo taasna qabaysku wajib miyu igu noqoni? Habka ugu fican ee loo daahirsado waa side? Thanks jwb fican ayan sugaya idinko mahadsan
ReplyDeleteruuxa biyaha isaga keena gacantiisa nin ama naag wuxuu yahayba waxaa laga rabaa qubays waajib ah, haddii galmo uu sameeyo biyabbax ha gaaro ama yuusan gaarin sidoo kale waxaa laga rabaa qubays waajib ah, qubeyska waajibka ah waxaa weeye in biyaha jirka oo dhan lawada gaarsiiyo marka la iska nadiifiyo farjiga kaddib, waxaa sunno ah ina laa hormariyo weyso
ReplyDeletewalala wa mahadsantiihin dhamantiin wa waxa fiican in waxa lis weydiiyo mashalah somalia san ah wan ku farxay walal waxan ahy wiil 17 jir ah some liv eurp marka qofka marko xaskiisa u tago ma ino qubesta mase wa tukan karya thanks my walalo somli i Love you all
ReplyDeletenaasaha nimanka in ibtooda weynaato waxay dhacdaa xiliiga qaangaarka wyna yaraadaan kaddib, laakin qofka marka uu dhaafo xilligaas inta badan ma dhacdo,waxaa fiican inaad dhakhtar u tagto
ReplyDeletemarkii xaska loo tago qubeys la'aan lama tukan karo
ReplyDeleteasc walal waxan qaba su,aal taasoo ah waxan dhalay 4ilmood 2waa laygu qalay midka iigu yar waa 6jir kadib madhalin dhaqtar Ayaan utagay wuxuu idhahay minkaga dhinac ayuu ka bararsanyahay dhinacna biyo aya kaga jira marka waxan idin weydiinaa maxa sababa xanuunkas? inaan uur yeesho ma dhici karta plz adinkoo mahadsan iso jawaba walalayal wad mahadantihiin shaqada aad noo haysan
ReplyDeleteSalaam RG idinkoo mahadsan waxan qabaa suaal kusaabsan xagga caafimaadka,su,aashaydu waxay tahay Tubooyinka minka biyaha geeyo hadii ay ka xirmaan qofka dumarka ah ma jiraan daawooyin loo isticmaalo si ay ufurmaan mise waa qaliin oo kaliya daawo maleh.
ReplyDeleteasc dhamanaan walaa waaa idin salaamaya salaan kadiba walal waxaan idi weydiinayaa sulaa
ReplyDeletesu aashaeedu waa waxaa dhahdeen xububka raga hadii al mariyo saliidda clove oil-ka waxaa dhib u dhigaa
ee biyaha marka malab yaroowga marka la ma riyo
ay hooowshu socoto ma lahaanayaa awood buuxada mise waxa uu noqonayaa jileec mid kale ilaa in muda ah baa ay soconaysaa shaqada uu ninka awoodaa markuu uu is ticmaalo saliidda clove oil-ka
shukran ___________
walaal waxaan li waydiinayaa saliida guska miyaa lagu masaajeenayaa mise waa la marinayaa kaliya.. mida kale dhaqo yaraha wuu kululyhay markaa bahalka diaato soo uma keeenayo ?? thanks ayaan li leeyahay
ReplyDeletewaxaan waydiinayaa ma jirtaa daawo ama saabuun ay isticmaalaan dumarka oo yareysa siilka marka uu waynaado haddiise ay jirto ma inoo sheegi kartaan mahadsanid
ReplyDeleteSXB YAAL ANIGA AYAA TIJAABIYAY SALIIDA DHAGAYARAHA WAA QATAR, ISKA ILAALIYA INAAD ISTICMAASHAAN KULAYL SXB WA DHIMANAYSAA, GUSKA MAQAARKA AYAA KAA BIXI SXB 10 DAQIIQO AYAY II MARSANEYD WAAN JOOGI KARI WAYAY WAAN ISKA DHAQAY GUSKA MADIXIISA AYAA I GADUUTAY WALAAHI EE ISKA ILAALIYA
ReplyDeletewaan idin slamay bahda RG Slaan ka dib, waxan ahay gabar mar dhow guursatay markaa waxaan arkay marki ninkaygu igu garaacayo in dhagaha ay i guuxaan oo aan waxba maqlin inta howshu socoto, mide kale waxa i gaduuta afka siilka kulayl ayuu noqdaa waxaan jecalahay inaan ku dhaqo biyo qabow, si kulaylku iiga qaboobe. markaa maxaa u sabab ah arintaa.
ReplyDeleteASC RG??? Walaalayal aniga waxaan jooga mareykanka xaaskeygana waxey joogta kenya marka CLOVE OIL ka ma sii marsaan kara 2 bilood ka bacdi ayan raba inan baaxo inshaallah... Thanks
ReplyDeleteslaamu claykum wlaal waxaan ahay garar guurka ku cusub waxa idin waydiin lahaa, marka nin kaygu ii tago oo shaqada lagu jiro waxaan dareemaa in dhagaha ay i guuxayaan marka uu igu riixana meel xanuun iyo macaan isugu jirta ayuu iga garaacaa markaa waxaan is idhi malaha waa ilmo galeenka markaa dhib miyay ii keenaysaa, waxayna dhacdaa inta badan marka uu isga iga saro maro. markaa maxaad igula talinaysaan
ReplyDeletedhalinyarta RG Waan idin slamay slan ka dib, waxaan rabaa inaan idin weydiiyo naagaha u wayn xaga danbe godkooda ma dheer yahay, waayo mardhow ayaan guursan rabaa markaa qofta aan rabo inaan guursado ma buurna lakin badhi aad u wayn ayay leedahay, markaa yaraantii waxaan maqli jiray naag badhi weyn nin gusweyn ayaa heyn kara, markaa gus dheer miyay ubaahan thay wlal. waan idinka sugayaa talada
ReplyDeletesaliiddan waxaa loogu talagala in la adeegsado galmada 15 daqiiqo ka hor kaddib bahalka la iska nadiifiyo
ReplyDeleteMacnaha bahalka galmada k dib man nadifina mase galmada ka hor markan marsado salidan ka dib an nadifiyo maan weerar taga mase salida ka dib 15 daqiiqo daalka ka dib wa qasb ina nadifiyo
DeleteA/s bahda raaxada guurka , salaan diiran dabadeed
ReplyDeletewaxaan idin waydiinayaa su'aal. su'aashaasina waxaa weeyaan
labad xiniinyood ee ninka hadii ay dheeraadaan oo hoos u dhacaan maxaa sabab, mid kale hadii uu heer kulku sareeyo waxaa laga yaabaa ina uu marka ay dhulku kululyahay dheeraado marka qaboobana soo ururo, markaa laakiin taan aan sheegaya waxaa weeyaan markasta waa dheeraanaya oo hoos sidii waxa u go'ay oo kale weeyaan , sidaa darteed waxaan doonayaa inaad ii shegtaan waxa sabab iyo hadii dawo uu leeyahay
mahadsanidn
naagta marka ay gadaal u weyntahay cajiraheeduna way waaweyn yihiin marka waad ika garan kartaa geedkaaga hadduu gaaban yahay meesha la rabo ma gaaro waayo haddii ay lugaha kala qaaddo cajirada ayaa ku celinaa jaddii ay foorarsatona waxa ku reebaya baryaha
ReplyDeletewalaal in xiniinyaha xilliga qabowga ay soo ururaan xilliga kulaylkuna ay kala baxaan waxaa arrin la xiriirta dhiigga waa wax dabiici ah o raggu oo dhan ay isla qabaan ee haka walwalin
ReplyDeletesalaan dabadeed RG waxaan idin waydiinayaa su'aal
ReplyDeletemudo hada laga joogo bilooyin biyaha waxaan isga keeni jiray gacanta lakiin hada waan iska dhaafay, markaa waxaan isku arkay hadii aan wax dareemo geedkeyga waa kacaa laakiin kicitaankiisa ma sii joogayo markiiba waa uu damayee ee waxaan isleeyahay waxaa saxbab siiga markaa hada waan toobad keenay waan iska dhaafay ee tolow maxaan sameeyaa ee halkii hore ku soo celin kara, oo geedka ii adkeyn kara
walalka 17 jira ee qubayska su'aasha ka qaba walal su'aashadu waa mid muhiim ah sidaa darteed qubeysku waa waajib marka aad naagtada isticmasho iyo marka aad riyoto intaba waxaadna u qubeysanaysaa sida tan 1cawradada ayaad dhaqaysaa 2 waad weysa qadanaysaa sida salaada 3 madaxaaga ayaad si wacan u meyraysaa 4 dhanka midig ee jirga ayaad meyreysaa 5 dhanka bidix ee jirka ayad meyreysaa 6 adigoo idil ayaa meyranaya adigoon cawrada iska taban kadibna sidaa ayaad dahir ku tahay aad ayaadna u mahadsan tahay su'aal muhiim ah ayaad soo qortay .
ReplyDeletewalaal haddii seegada aad ka tagto oo aad xmanta kalena aad iska dhowrto awooddaadi hore sideeda bay ku soo laabanaysaa
ReplyDeleteasc wr wb
ReplyDeletesalaan qaali ah kadib ikhyaarta RG
waxaan ahay wiil dhawaan guursaday, xaaskaygana wali maanaan aqal galin, waxaan rabaa inaad iiga jawaabtaan sida ugu fudud een xayskayga ku bigro jabin karo,, waxaa kale ood iisheegtaan saliid ama kareem la isticmaalo haday jiraan meesha aan ka heli karo,,
aad ayaan umahadsan tihiiin,,, jawaab dagdag ah ayaan idinka rajaynayaa
www
Walaal allaha isu kiin barakeeyo,
DeleteWadada ugu fiican waa inaadan khasbin, istiinka aad u badisid ilaa aad kadareentid in canbarkeeda uu qoyay jirkeedana uu soodaayay dheecaankii fududeynayay galmada sidoo kale inaad la socotid dareenkeeda oo hadey meeli xanuunto aadan khasbin, dumarka qaarbaa adag oo lagayaabaa ninka naxariista badan inuu habeenka koobaad ama labaadba u noxo uusan bikra jabin, hadaadse istiinka badisid dareenka badan ayaa xanuunka ilowsiinaya.
Salaan bahda RG, waxaan ahay nin xaasle ah, laakiin su'aasha aan qabo ayaa waxay tahay, marka aad leedihiin bahalku waa inuu gaadhaa halkii loogu tala galay, ma waxa jirta meel gaar ah oo loogu tala galay in geedka ninku gaadho? maxaase ku cadayn kara inaad halkii loogu tala galay gaadhay iyo in kale? ama ha buurnaato xaasku ama ha dhuubnaatee, maxaad ku garan kartaa inaad gaadhay?? mahadsanidiin
ReplyDeleteasc salaans are ayaan hawada idinsoomarin hayaa asxaabta bahda marka waxaa idin waydiin rabaa dhagayara hadii shaaha si joogta ah oogu darsado ma wax dhib ah ayuu ikeenayaa waxaad ku xusteen qoraalkiina in uu beerka bur buriyo arintaas bal wax yar iiga sheega walal asc
ReplyDeleteasc walaalayaal waad salaamantihiin salaan kadib dhegayaraha aniga ayaa isticmaalay waaba iga fariistay bahalkii in mudo ah iyo jileec intaba ee mxaan kaloo sameynkaraa??
ReplyDeletewaxaan guursaday ni weyn 48 jir 20 sano siigaysanayay aniga waxaan ahay 28 jir ma ku qancin waan ka xishoonayaa inaan ku idhaa i fur ila taliya waxa ii dhaantey cidladii aan seexanayay kaliya waxa uu soo kordhiyay cunto aan u kariyo ana waxaan ahay gabadh dareen badan ila taliya soomaliyeey
ReplyDeletesalaan waxaan ahay gabadh 28 jir ah waxaan guursadey nin weyn 48 jir ah kumaan qancin raaxadiisa uu biya bax badanyahay 1 mnt ayay biyuhu kaga imanayaan waana miskiin ana waan ka xishoonayaa inaan ku idhaa i fur maxaan sameeya plz
ReplyDeleteGabadha ama wiilka iska dhigaya gabadha ee leh nin 48 jir ah ayaan guursadey anoo 28 ah, yaa kugu qasbey markaad guursaneysey, waa haddey waxaad soo qortey dhab kaa yihiin. Nin 48 jir ah naag wuu qancin karaa hadduusan cillad caafimaad qabin.
ReplyDeleteHaddey kaa tahay wax iska qor oo ay ciyaar ciyaar kaa tahay, fadlan halkan in la kala faaiideystaa loogu tala galay ee ka faaideyso iska dheh.
Asc asxbta waxaad ii sheegtaan daawada bawasiirta
DeleteDadka qaar iney wax iska qoraan si ay dadka u mashquuliyaan.
ReplyDelete48 jir hadduusan cillad kale qabin naag si fiican ayuu u qancin karaa. Markaad guursaneyseyse sow maad ogeyn in 48 jiro mise jaabkiisaa kuusan oo lacag ayaad ku raacdey.
wcs wr wb
ReplyDeleteguurku waa calaf age waa iska number
ifhamkaa muhiim ah.marka gabadha walaasheen ah ee cabaneyso waxa jiro cunto raga loogu roonaado sida dhirta Moringo oliviera (miracle tree)isagoo fresh ah wuu jiraa waa caleen kaniini sidoo kale ama budo isagoo ah oo shaah camal loo cabo.waxa kaloo jiro xulbo lagu shiiday tuun saliid olive iyo liimo dhanaan.waxa kaloo jirta digirta looska u eg ay carabtu aad u isticmaalaan.waad ku caawin kartaa iyo cunto dheeli tiran hadii uu sokor qabana isaga sabar ilah ba deeqda bixiyee cudur layskuma noqo.weyn jiraan siyaabo kale oo aad ku raaxeysan kartaan. wabillaahi towfeeq
sc. dhamaan waxaan ahay nin aad u gus yar balse hadana kacsi badan waxaan ahay dadeeda 25yrs markaa sidee ku waynayn karaa gurkayga waa mahadsantihiin
ReplyDeletewaxaan ahay xaasle, xaaskeygana waxay u gudan tahay fircooni oo dareenkeeda sida tan sunniga u gudan oo kale ma ahan anigana waxaan u biyo baxaa si deg deg ah sidaa darteed ma la heli karaa daawo dhireed biyaha daahisa oo aan ahayn saliida dhagayaraha? waad mahadsantihiin
ReplyDeletesaliida dhagayaraha guska ma weyneysaa mise kaliya biyaha ayey daahisaa?
ReplyDeletebiyaha ayay daahisaa laakin guud ahaan saliidaha oo dhan haddii bahalka lagu daliigo way weyneeyaan
ReplyDeletesalaan qaaliya bahda webkan su, aasheydu waxaan ahey nin xaaasle markaan rabo in aan xaaskeyga ugalmoodo oo aan istiimiyo istiimiikii ayay biyuhu igaga imanayaan anigaan waxbaba sameyn marka koowaada xataa hadaan mar labaad isku dayo sidii oo kale ayay mmarkiiba iiga imanayaa anigoon xataa gudaha waxba galin. barigii hore marka labaad ayay iidaahi jireen hada markii labaad iyo marka hore anigaan guskaba gudaha xaaska gelin ayay iga imanayaan salaaxida naasaha iyo bishimaha walaahi daqiiqadiiba maxaa sameeyaa ma dhakhtar ayaan aadaa misa daawooyinka ayaa ka sheekeyneysaa ayaan iskula daalaa dhegeyaraha waa isticmaaley iyadiibaaba urtiisii ma arki karto markaan isa soomariyo waxey dhahaysaa wixii ayaad isa soo marisey iga kax ma arki karo waxaase maxaa sameeyaa walaahi xaalkeygu waa siiriyoose ila taliyo ma dhaqtar ayaan aadaa mise waxaan sameeyo ayaa igu caawineysaa
ReplyDelete