Naasaha ibtooda ayaa ugu daran xagga kacsiga naagaha Feeling in the body

Naasaha ibtooda ayaa ugu daran xagga kacsiga naagaha Feeling in the body
Waa war culus sida meelo badan lagu baahiyay ayaa waxaa la sheegay in daraasad la sameeyay dhawaan ayaa sheegtay in goobta ugu muhiimsan ugu dareenka dhow haweenka ay tahay Ibta hore ee Naaska waxaana arintaasi qiyaas loogu sameeyay ku dhawaad 1-milyan oo haween ah sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay soo saareen baarayaal u dhashay mareekanka oo baarista ka sameeyay jaamacada Boston ee dalkasi.

Ibta naaska ayaa la sheegayaa in ay tahay sixirka ugu weyn ee kiciya dareenka qofka haweenka ah sida warbixinta lagu sheegay waxaana la rumeysanyahay in arinta ay sidaa tahay baaritaanka ka dib xaqiiqdana waa sidaa oo waxaad ogaan kartaa dareenka bilowgiisa in uu yahay afka hore ee Naaska waana daraasad la sameeyay.

Haweenka ayaa la rumeysanyahay in 90% ay aad u jecelyihiin in amaanka marka hore laga bilaabo dhanka sare ayadoona la rumeysanyay in dagaalka sariirta uu noqon karo mid si qurux badan u sii socda waana tijaabadii la sameeyay in haweenka ay iyo ragga markaan ay ka wada simanyihiin cayaarta ayadoona ugu danbeyntii isku badasho wanaag wadida.

Daraasadaan ayaa noqoneyso tii 4-aad oo ay jaamacada ku ogaatay dareenka haweenka iyo raga ee dhanka Ibta gaar ahaana waxaa daraasada la sheegayaa in haweenka haatan ay u gaar tahay.

1 Comments

  1. Anonymous2/23/2014

    Asc walal waxan raba inan gursado mudo 2 months kadib..so su asheeda waxa waye qofta gursana gadaal aye uween tahay so maxa ilahaboon ina sameso dhinaca isku taga anaka thanks?

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post