ma guursan karaa gabar nin kale jecel

 Su'aalaha & Jawaabaha
Sidee baan u guursan karaa gabar nin kale jecel, haddii aan guursado iyadoo ninkaas jecel ma laga yaabaa inay nacdo
------------------------------
Jawaab
 Marka hore waxaad ku dadaashaa inaad noqoto qof qiiro leh sidee baad ku damcaysaa gabar nin kale jecel, damiirkaaga siduu kuu siiyay inaad dabagasho naag nin kale ka daba ordaysa, iska illaaw gabadhaas ee raadso gabar nin aan ku xirnayn ee gurigaaga nadiif ku dhis
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post