naasaha dhacay maxaa lagu soo celin karaa walaal
---------------------------------------------------
Jawaabta
Walaal naasaha inta badan waxay u dhacaan sababo badan
waxaa ka mid ah da'da caatanimada timaada cayilka kaddib iyo inay aad u weynaadaan oo ay xadka ka baxaan iyo dhalmada iyo nuujiska, marka xaalad kasta way ka duwan tahay sida loola macaamaloodo, sidoo kale haddii estrogen jirka ka dhammaado balaq ayay noqonayaan , estrogen waxaa laga helaa xulbada, middaas waxay wax u tartaa naagaha estrogen ka dhamaaday waa kuwa dhiigga ka joogsaday inta badan
Hadii aad qasabto gabadhada ayadoon raali kahayna galmada diintu maxay kaqabta wcs
ReplyDelete