Sidee loo sameeyaa website tayo leh siiba mid open source ah

Markii hore waxaa la adeegsan jiray porogramyo fara badan oo ay ka mid yihiin Microsoft front page iyo dream weaver, waxaa la adeegsan jiray html code , inta badan weebyadaas waxay ahaayeen kuwa aan lahayn dhaqdhaqaaq, laakin kaddib waxaa soo baxay programyo fara badan samaynaya dynamic website oo loo adeegsanayo luuqadaha programinta sida asp , asp.net jsp, php iyo database sida mysql iyo mssql oracle iwm,  waxaa ka mid ah phpmaker, aspmaker, asp.netmaker, waxay dhaliyaa code diyaarsan oo samayn kara web kaamil ah, markaas waxaa soo baxay webyo diyaarsan open source ah oo aad ka samayin kartid website dhammaystrian waxaa ka mid ah

Joomla
Xoops
PHP-Fusion
Drupal
phpfox
PHP-Nuke
WordPress

Iyo seytamo kale farabadan, seytamyadan waxaad ka samayn kartaa webite xoog badan waxay ku programaysan yihiin luqada php iyo mysql , waxay leeyihiin themes oo kala duwan, marka hadda wuxuu noqday website wax fudud oo aan kaaga baahnayn waqti badan waa sahal, waxaa lagaa rabaa inaad wax yar ka fahansanaato html iyo php sida aad ula tacaamuli lahayd


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post