Immisa ayuu u kala baxaa kacsiga


Kacsiga dabiiciga waa lagu dhashaa dadka way ku kula sareeyaan dareenka noocan ah, inkastoo waxyaalo ay jiraan badin kara ama yarayn kara saamayska uu leeyahay, guud ahaan cuntada nafaqada leh aad bay u siyaadisaa kacsiga, sidoo kale aqoonta galmada qofka akhrinaya waa siyaadayaa dareenkiisa, waayo markuu fahmo sida ay tahay quruxda dumarka iyo dareenkooda jirkooda wuxuu ka sii qaadayaa maskax dheer oo sawiran karta kacsiga madaxa, bahalka ninka waxaa laga xukumaa maskaxda, tusaale haddii qofka cabsi ay soo gasho bahalkiisa ma isaagi karo, waxaa la mid ah naagta ninka, gabadha haddii ay ninka ka cabsanayso oo aysan ku kalsoonayn maba kacsato, astaamo lagu garto way jiraan astaamaha waxay u kala baxaan kuwa lagu garto dadka kacsiga badan iyo kuwa lagu garto qofka markaas kacsi hayo, halkaan ka akhri astaamaaha naagaha kacsan, calaamado ayaa lagu ogaan karaa qofka kacsan rag iyo dumarba ha ahaadee

1 Comments

  1. Anonymous4/12/2014

    walaal marka intaan oo dhan midkan rabo miyaan doorta mise kulli baan isticmaala

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post