Nimanka ugu bahal weyn aduunka ilaa intuu gaaraa

Naagaha ayaad arkaysaa inay aad uga sheekaystaan marka ay isla joogaan kaligooda guska weyn, iyo sida uu u qancin karo haweenka.
Xubinta taranka  ragga sida la ogyahay waa mid ahmiyad gaar uleh ragga waana qeyb kamid ah muujintiisa raganimo, waana xubnaha jirkiisa kuwa ugu mihiimsan, hasa ahaatee dunidaan aan ku nool nahay raga kama sina dhanka xubinta taranka, wadamada ayaa hogaamiya liiska xubinta taranka raga, hadaba shabakada iftineducation.com  waxay idiin soo gudbin doontaa daraasad lagu soo daabacay  jurnal Personality and Individual Differences taas oo ku soo bandhigtay sida ragga aduunyada ku nool ay ukala aalad wayn yihiin,Daraasada ayaa sheegtay in ragga dunida ugu xibinta taranka wayn ay ku nool yihiin qaarada Africa gaar ahaan wadanka  koongo
sida ay aduunyada ugu kala harraysa dhanka kaalimaha xubinta taranka raga ayaa ah sidatan:
nimanka ugu guska weyn inta badan ma dhaafo – 7.1 inches kuwa ugu yar wuxuu noqon karaa 3.8 i inches iyo wax ka sii yar, laakin kuma xirna raaxada naagta iyo ninka sida uu ugu bahal weyn yahay, waxaa muhumsan inuu adag yahay oo ayna biyaha ka soo daahi karaan, gabadha midkaas ayaa qancin kara
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post