Su'aal baan qabaa naag buuran iyo mid caato yaa kacsi badan

Su'aalaha & Jawaabaha

Su'aasha walaal naagaha buuran iyo ku caatada ah yaa kacsi badan waayo waxaan maqlay gabdhaha buuran ayaa dareen badan

Jawaab

middaas kuma xirna buurnaan iyo caatanimo ee kacsiga waa waa sida dabeecadda oo kale , guud ahaan laakin waxaa la dhihi karaa cuntada badan iyo nafaqada way kordhiyaan

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post