Aniga waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo kula hadlaya wallaahi illaahey baa imaqlaaya nin 34 sano jir baan ahay weligeygana ma,arkin bikrada dumarka sida uu yahay iyo meesha uu kuyaalo waxaan guursadey 2011 waxaan katagey kanada waxaan tagey itoobiya waxaa gawar la,iga keenay somalia wallahi markaan aqal galnay waxaan gawadha weydiyey markaan isku tagnay waxaan ku dhahay walaal ninkaadii baan ahay ee hadaad iga aqoon roon tahay aawi meesha bikrada ah wallahi waxay igu tiri anigana sidaada oo kale aan ahay ma,aqaano kadib dad asxaabadeyda ah aan kukalsoonahay baan taleefoon udiray oo culumo diini ah waan usheegay waxay iyiraahdeen dhanka hoos uraan waxu udhowyahay dawada markaasaan sidii la,iisheegay sameeyey aan aan arkay meel dhibic ah calaamada yar markaasaan weyso qaatay dukadey laba rakacdood aan utagay xaaskeyga illaaheyna igarab galay dhibicdii aan kukaraacay meesha waan ku guuleystey xata mar baan damcay ma dakhtar baad weydiisa iyada xata waan ku dhahay ma,aadna dakhtarka waxay igu tiri ina kaxeey ikeey dakhtarka waxaan laha meesha haku soo tusiyo kadibna howshaada fuliso almuhim asxaabadeyda aya oo culumo diini ah baa,iifaa,ideeyey waayo dadka naagaha kamacsiyeesta aya howlahaasi iyo bikrada garan kara laakin aniga ma,aheynin nin naaga katuman jiray marka hala faa,ideysto waxa nin qoraha macalinka inoo sheegayo waana kuraacsanahay xaqiiqada thanks all