qaylada naagaha xiliga galmada ma raaxo baa mase waa xanuun

Markaan ka hadlayno qaylada haweenka xiliga galmada waa inaan ogaanaa arrimahan Waxaa jira sedex arin oo u sabab u ah qaylada haweenka ka soo yeerta xiliga ciyaar sariireedka gaar ahaan marka malabyarowga uu ku dhex mirqo waa ayna ku kala duwan yihiin haweenka arintaan maadaama ay jiraan kuwo aysanba cod ka soo bixin xiliga ciyaarta .Hadaba waxa ayna haweenkaas u kala qeybin karnaa marka jugta weyn socota ilaa sedex oo kala ah Haweeney Qaylisa , Haweeney Taahda (Hinraag)(Haarta) iyo Haweeney Aamusan.
Waxaadna qorshaha ku darasataa in aan la xakamyen karin ama la qarin karin codadka xiliga ciyaarta waayo maxaayeelay si dabiici ah ayay ku yimaadaan.Waxaana lagu soo koobi karaa qaylada haweenka xiliga kulanka kala baxa dhacayo mid la xariira raaxo macaan oo gaartay gariirka galmada .
Waxa ayna qaylada haweenka timaada marka afka hore ee malabyarowga uugaaro goobta loo yaqaan G-Spot waana meesha haweenka ka helaan raaxada waalida ah waxaa meeshaas ku taal dhakada sare darbiga xubinta haweenka ee gudaha, hadaad meeshaa oo ah malabyarowgada soo xoq-xoqo hawneeydas raaxo uma dhinna .Sidoo kale qaylada haweeka xiliga galmada waxa ay mararka qaar noqon kartaa xanuun ku yimaada afka hore ee xubinta xiliga malayarowga uu jiirayo .Sidoo kale waxaa laga yaabaa in afka hore ee malabyarowga uu gaarayo oo uu taabanayo madaxa labada ukxan ee u dhaw minka , waxaadna ogataa in
labadaas ukaxan xanuunkooda ay la mid yihiin iyadoo labada xaniinyo ee
ninka laga garaaco.Sidoo kale hadii xubinta haweenka qalalan tahay xiliga ciyaarta iyana
dhib ayay keeneysa waayo marka uu malabyarowga xog xogista ku sameeynayo darbiga xubinta haweenka waxa ay ku keeneysa xanuun daran.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post