Cuntooyinka caafimaadka leh oo jirka dheef u keeni kara

Waxaa ugu caafimaad badan cuntooyinka aan lahayn dufan badan ama aan ka samaysnain kimikaal , waa inay ahaato cuntada mid dabiici ah, oo isugu jirto waxyaalo kala duwan, waxaana habboon in aan si xad-dhaaf loo cunin, marka la cuno kaddib biyo badan in la cabbo si cuntadaas u shiidanto oo aysan u keenin calool-kudheg, waxaa kaloo habboon inay khudradda ku badnaato cuntada,  iyo in milixda iyo sokorta ay isku dheelitirnaadaan oo aysan kala badanin
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post