Nin la galmoon jiray gabdhaha uu tababbari jiray oo la qabtay markaana lagu arkay sawiro iyo video

Booliska anshaxa ee magaalada Maxall alkubraa ee ku taalla dalka Masar ayaa waxay gacanta gu dhigeen nin tababbare ahaa oo dadka ku tababbari jiray feerta kunfuuga, markii uu la sameeyay 30 haween wax ka badan galmo xaaraan ah inta uu ka duubi jiray mid kasta CD ayuu ugu hanjabaadi jiray inuu ku faafinay internetka, marka la qabtay waxaa laga helay CD ay ku jiraan video oo xun uu ka duubay gabdhaha uu tababbari jiray kaddib booliska waxay u yeereen naagihii lagu arkay videoga si looga diyaariyo kiis dambiyeed, arrintaas waxaa kormeere ka ahaa sarkaalka la yiraahdo Usaama Budeer ee ah agaasimaha guud ee amaanka gobolka alqarbiya
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post