xayawaanada kale caado ma ku dhacadaa oo aan ahayn insaanka

Xalyka ama caadada gaar kuma ah banii'aadanka waxaa kaloo caado ku dhacda xayawaanada kale  waxaa ka mid ah waraabaha kaballiga bakaylaha qaar waxay ku dareen hasha iyo bulaca iyo eyaha iyo farasta gabay ayay ku jamciyeen
إن اللواتي يحضن الكل قد جمعت
امـرأة نـاقـة مـع أرنب وزغ
في ضمن بيت فكن ممن لهن يعي
وكـلـبة  فرس خفاش مع ضبع



qaar baa aamin san in caado ka imaanin wax aan ahayn insaanka iyo shambaasiga iyo daayeerka wixii ka soo haray intaas dhiigga ka yimaada waa kacsi dartii ee caado ma aha, waxaa kaloo jira geed dhiig wax u eg ka yimaada xilliyada qaarkooda dadka ayaa waxay oran jireen geedka xayla ama caadada ay ku dhacdo sawirada geedkaas waa kuwan 







Post a Comment (0)
Previous Post Next Post