wiil maraykan ah ayaa la dhacay 20 arday toorrey gobolka Pennsylvania

Wiil arday ayaa tooreeyay 20 arday oo la dhiganayay dugsi ku yaalla gobolka Pennsylvania ee dalka maraykanka waxaa loo qaaday dhamaantooda isbitaal qaar baa dhaawacooda aad u daran yahay  toorayntaas waxay socotay 30 daqiiqo waxay ahayd saacadda  7: 13 subaxnimo ee saacadda Pennsylvania

1 Comments

  1. Anonymous4/13/2014

    waa yaab in arday saaxiibadiis sidaas u galo

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post