Qofkii ugu horreeyay Soomaali ah oo Jaamacadda Qaahira Macallin ka noqda

Safiirka Qaahira Cabdalla Xasan iyo Muumin
Qofkii ugu horreeyay oo soomaali ah wax dhiga jaamacadda Qaahira ee dalka Masar, oo lagu magacaabo Muumin Yuusuf Caalim waa macallinkii ugu horeeyay ka dhiga afka soomaaliga Jaamacadda Qaahira, waayo Jaamacadda Qaahira waxay ku soo dartay afka soomaaliga afafka afrika ee jaamacadda lagu daraaseeyo, sanadka markuu ahaa 2011kii, wuxuu noqday Ustaad Muumin Qofka ku guuleystay inuu jaamacadda wax ka dhigo, Ustaad Muumin wuxuu ka qalinjabiyay Jaamacadda Al-azhar waana Qofkii ugu horreeyay ee Qora Qaamuus Carabi Soomaali oo lagu magacabo Al-kaashif
Ustaad Muumin iyo Buthayna


Safiirka Qaahira Cabdalla Xasan iyo Muumin

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post