wejigaaga ku qurxi caanaha garoorka

Siyaabo badan ayaa jira oo haweenku wejigooda ay u qurxin karaan,yogarka ( caanaha garoorka ah ) waxaa la isticmaalayey boqolaal sano si loogu quruxiyo wajiga, aadna waxaa u isticmalayey hindida iyo bakistaanta.

Yogarka cadi waa noocyo, nooc waa rasiim ( adayg ) noocna wuu jilicsanyahay, dhamaantood kuu doono ha ahaadee waad isticmaali kartaa.

Waxaad samayn kartaa sidan:

    Yogarka mari wajiga sidii maske ahaan, kadib iska dhaq 10-15 daqiiqo kadib.
    Waxaad shiida furuudka advokadaha la dhaho, kadib waxaad kula dartaa yogarka, kadibna marso oo iska dhaq 20 daqiiqo kadib.
    Waxaad shiidaa qajaarka, kadib isku dar isaga iyo yoogarka oo marso wajiga kadibna iska dhaq 20 daqiiqo kadib.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post