Caqliga ayay waayeen dadka ku dhaqan wadamada reer galbeedka, wiil lagu magacaabo Karees ayaa ka dalbaday maxkamad ku taallo Maraykanka inay ku mehriso kumbuyuutarkiisa markii ay u diideen kaddib mas'uuliinta magaalada Utaawa ee dalka Canada, waxay u arkeen arrintaas inaysan socneynin, wilkaan mar ayuu dacwad ku oogay shirkadda Apple isgoo dusha ka saaraya webyada anshaxa xun inay iyagu sabab u yihiin inuu balwad ka dhigto