qabiilada ugu jecel inay gabdhahooda sooryo badan ka qaataan

Dhaqamo ayuu leeyahay guurka soomaaliya sidaa awgeed  waxaa la soo saaray lix qabiil ee Soomaliya ugu jecel in ay gabdhaooda ka qataan sooryo badan marka la soo doonto gabadha ama garoobta sida lagu sheegay warbixn dhawaan soo baxday.

Sidaan ognahay markii gabar la guursana waxaa laga baxsha sooryo tas oo la keeno gogosha lagu bixinayo gabadha ama garoobta marka dadka isku mid maahan dadka qaar waxaa ay qaatan waxii loo keeno lakiin waxaa jira kuwa kale oo aan qaadan waxii loo keeno bal rabo cadad go,an in laga siiyo gabadha ama garoobta markaas la doonayo.

Halkaan KA AQRISO SIDA AY U KALA HOREYAAN QABIILADA SOOMALIYEED EE JECEL SOORYO BADAN.

1: Isaaq         Waqooyi galbeed

2: Ogadeen    Jijiga

3: Majeerten   Bari

4: Habar Gidir  Gobolada Dhexe

5 : Cad Cad  Reer Xamar
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post