Nimanka ayaa la ogaaday in ay raaxo waali ah ka helaan codka gaaban ee loo yaqaan riinka kaasoo ay sameeyaan haweenka Xiliga loo diyaar garoobayo galamada oo ay socato baashida iyo istiminta.
haweenka intooda badan ayaa aaminsan in ay ceeb tahay haddii ninkeedu uu maqlo iyadoo sameeneyso codka gaaban ee loo yaqaan riinka kaasoo ka dhasha Macaansiga baashida ama galmada ,balse ay ragu ka helaan dareen xoogan oo dhaliya in uu kordho jaceylka uu u qaadayo Lamaanihiisa.
haweenka arrinkan aamisan ayaa intooda badan isku celiya naqaska isna caburiya xiliga ay socato baashida ama galamada kana been sheega dareenkooda nafeed ,iyagoo dareemaya raaxo aad u macaan oo ay ku nafisayaan oo kaliya in ay sameeyaan codka gaaban ee riinka,balse aynu u sameyn karin Xoshood jira dartiisa.
Marka laga fiiriyo dhanka Caafimaadka uma wanaagsana in ay dareenka isku celiyaan waayo arrinkaas cuduro ayaa laga qaada dhinaca galmada ah oo waxaa xanibaad galaya dareen wadayaasha xiligaas u diyaarka ah Macaansiga falgalka labada xubnood marka ay is taabtaan.
NB: Hadii uu ninkaagu arko adoo sidii Alwaaxii oo kale iska yaala Sariirta isna uu dadaal ugu jiro in uu kugu qanciyo in aad hesho raaxo macaan adna adaan muujin sida aad u macaansaneyso shaqada Lamaanahaaga, taasi waxeey keeni kartaa in uu iska dhaadhiciyo in uu yahay qof wax-matare ah,waxaana ka dhalan karto niyad jab ku yimaado in uu nolosha kula sii qeyb sado ama uu iska dhaadhiciyo waxyaabo dhaawici karo mustaqbalkiina.
Dumaryahow ogaada in raggiinu ay jecelyihiin xiliga galmada xalaasha ah in ay maqlaan riinka ka dhasha macaansiga galmada iyo sida dareen ahaan aad u macaansanaysaan shaqadiisa.