awood raganimo sida aad ku heli karto adoon kaniini isticmaalin

dhalinyar badan ayaa isweyddiiya maxaa ii kordhin kara kacsiga iyo awoodda galmada , waxaan ku leenahay ka fogow kaniini ee ku dadaal cuntada nafaqada badan iyo dhowrsanaanta kana fogow naagaha xaaraanta ah, qof kastoo markuu dhalinyaraha yahay naagaha xaaraanta la tunta markuu weynaado ayuu ku fashilmayaa noloshiisa qoyska


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post