Hemorrhoids ama baabasiir waa maxay maxaana keena

baabasiir
Waxaa inta badan dadka ay weydiiyaan baabasiirta, maxaa keena, su'aashan jawaabteeda way iska cadahay, marka la fahmo baabasiir waxa uu yahay, runtii baabasiirku waa nabro xanuun badan oo kuuskuusan ka soo baxo daloolka dabada afkeeda, aad bay u xanuunayaan qofka marka uu saxaroonayo, waxaa laga yaabaa inuu dhiig kaa soo daato, inta badan waxaa keena calool adayga iyo fadhiga badan iyo cayilka, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso alool adayga kuu imaan kara, sidee lagu gartaa baabasiir inuu ku hayo, waxaa lagu garan karaa xanuun inaad dareento marka aad saxaroonaysid iyo dhiig saxarada soo raacayo, caloosha hoose inay kaa xanuunayso, nabro xanuun badan inay ka soo yaacaan boqa futada, malaga yaabaa galmada dabada inay keento? haa way dhici kartaa waayo marka uu galo bahalka daloolka wuxuu u gaysanayaa dhaawacyo daran, kuwaas ayaa  soo weynaanaya waxay noqnayaa bawaasiir, dadka cayilan ayuu ku badan yahay baabasiirka, sidee lagu daaweyn karaa? marka uu yahay bilow waa fudud yahay waxaa lagaa rabaa inaad cunto raashin caloosha jilciya, oona aad adeegsato kareemooyin la marinayo gadaal, siiba marka musqusha aad galayso, laakin haddii uu weynaado waa in la qalaa siiba marka dubraarta ay soo baxayso waqtiga aad xaaraysid

14 Comments

  1. Anonymous6/16/2014

    galmada futada babaasiir ma leedahay

    ReplyDelete
  2. Anonymous6/16/2014

    gabar ayaan jeclahay waxay rabtaa inaan caadi u baashaalno laakin aan naasaha u nuugo ila taliya

    ReplyDelete
  3. waxaa kugu waajib ah sinada inaad ka fogaato si kasta ha kuu jeclaato, naag ku jecel oo akhlaaq leh oo mustaqbal kaa rabto sino kaama dalbanayso

    ReplyDelete
  4. aad waxaa u soo batay su'aalaha la xiriira galmada dabada ama galmada gadaal ee dumarka, waan ka hadalnay galmada dabada inay leedahay dhaawacyo badan waayo meesha waa meel xiran oo aan la mid ahayn farjiga waayo farjiga wuxuu soo daayaa marka ay gabadha kacsato dhacaan loogu talagalay inuu galmada kuu fududeeyo laakin se dabada sidaas ma aha marka ka fogow dabada dumarka

    ReplyDelete
  5. Anonymous6/23/2014

    Waa la nacdalay ninka qofdumar ah gadaal ka isticmaala, ilaahay ka cabsada.

    ReplyDelete
  6. Walaal maxa gena dhecanada ka imada farjiga gadal kaso sodenayo dhacan qoyan ah mar mar wax nabaro ah kama arko

    ReplyDelete
  7. Walaal maxa gena dhecan ama qoyanka ka imada farjiga danbe wax nabaro ah kuma yalaan wana waxa qabo xaskeyga mahat sanit

    ReplyDelete
  8. dhacaanka fariga maxaad ka wadaa dhacaanka siduu u yaallaa soo cadeey

    ReplyDelete
  9. Anonymous11/20/2015

    WALAALAYAAL GABAR 19 AYAAN AHAYN KACSI AAN CAADI AHAYN AYAAN DAREEMAYAA OO AANAN LA HURDI KARIN MA CAADI BAA? MAXAAN SAMAYN KARAA MA RABO INAAN QALAD GALO

    ReplyDelete
  10. kacsiga dadka way ku dhashaan laakin waxaa jiro waxyaalo kacsiga kor u soo qaado sida in laga fikiro galmo ama filin nin iyo naag is taabanayo la daawado waxaas oo dhan qofka ayay kiciyaan, marka haddii hadda aadan heli karin guur waxaa la rabaa inaad ka fogaato wax kasta ku kicin karo

    ReplyDelete
  11. Asc waxn wata sual
    Marka an xaaskyga u galmodo o an biyo baxo wxan arka biyahi qarkod o soo noqday marka ma wax walal ah ayay igu rebesa...waxana ahay aros cusub ila 1week..

    ReplyDelete
  12. Haka walwalin biyaha ninka caadi waaye inay soo laabtaan, keligaaga ma aha waa dadka oo dhan, haddii uur ay qaadayso way qaadaysaa xitaa dhib ahaadaan

    ReplyDelete
  13. Anonymous11/27/2015

    war ılaah kabaqa dhalın yarey waxa uu ıllah xaran tınımeyey karebtooma war aduunyo ıyo aqıro kalabadan futada oo loo galmooda waa karaahı /mıcna wax aad loo necbestay waaye yacnıı waaba xaraan aın aad duqul kusameysıd buqa futada haweenka war eeba waxa uu usameeyey haweenka meel loohu tago marka fadlan ıllah kabaqa fısqıga gaalada ey fafınayaan halaga haro xataa wabkaan waxaan kacodsanayaa ın uu joojıga kahadalka wasmada gadaal maada eey tahay wax aad loo necbestay pls dhalınta usheeg wax qeyr ku jıro ooy wax kafaıdayaan hadaan karına xumaanta kajoojıya waayo tanı waa adunyo berıtaa lugu weydına waxa aad dadka kufafıseen maqeyr ayaa daka ugu jıra mıse

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post