Nin guursaday 130 haween oo dhalay 262 carruur

Warkan oo Al-jaziira soo tabisay waa cajiib, nin aduunku noolow maxaa aragti kuu laaban
akhriso sheekadan Wuxuu jiraa 90
wuxuu guursaday 130 dumara
Wuxuu furay 85 kamida
waxaa uu qabaa hada 45
wuxuu dhalay carruur 262
waxaa kadhintay 48
Dumarkiisa wuxuu ula baxay lambarro
Waxaa soo tabinaya sheekadaan xiisaha badan wariyihii hore ee aljazeera fahad yaasiin
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post