Soomaali maxaa soo geliyay shaaca

Soomaali waxaa lagu ogaan jiray inay waligooda ahaayeen dad sunni laakin dagaalada ayaa waxay keeneen dad badan inay la soo galaan gacmaha dalka soomaaliya, halkaan waxaan uga jeednaa dad soomaaliyeed oo shiicoobay sow ma arkaysaan calanka iiraan, dhuun ayaa u geeyay dadka inay ku biiraan shiicada waayo mad'habka shiiciga waxaa lagu tiriyaa inuu yahay mad'hab baadi ku sallaysan qaar shiicada ka mid ahna waxay aaminsan yihiin waxyaalo diinta islaamka ay kaga bixi karaan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post