Ninka ugu da' weyn oo gaaray 179 wuxuu dhashay 1835

Waxaa la soo ogaaday ninka ugu da'da weyn dadka hadda dunida ku nool ninkaas u dhashay dalka hindi waxaa lagu magacaabaa Maahashta Maaraasi wuxuu dhashay Janaayo 1835 , marka wuxuu jiraa 179 sano , gobolka Bangalore, warqdaha sugnaanshihiisa waxaa ku qoran inuu ku noolaa magaalada Varanasi  oo ku taalla jiinka webiga River Ganga ee ku yaalla isteedka Uttar Pradesh ilaa sanadka markuu ahaa 1903, wuxuu yiri : aniga waxaan noolahay waqti badan xataa ilmahayga ilmahooda way dhamaadeen.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post