Dhibaatada ka dhalan karta galmada dabada

eeg dhibka ay leedahay
Galmada dabada oo laga wadoninka inuu u geliyo xaaskiisa duleelka futada, taas ayaa lagu magacaabaa galmada futada ama dabada, marka hore dabada iyo farjiga isku mid ma aha, waayo fajiga wuxuu leeyahay dhacaan loogu talagalay inuu galmada fududeeyo, laakin dabada ma laha dhacaankaas waayo looguma talaggalin nin wax la geliyo, iyadoo sidaa ay tahay ayaa naagaha qaarkooda wax ka dareema futada oo raba inay sameeyaan galmada dabada, kuwaas ma raaxo bay ka dareemaan dabada ama waxay ka tahay tijaabo, sida la ogyahay dabada waxay leedahay dareemo oo ku xiran maskaxda, marka naagaha qaar oo ilaaliya bikaaradooda ayaa waxay ku qanciyaan ninka ay jecel yihiin inuu gadaal ka isticmaalo, markaas ayay u baranaysaa oo marka la guursado maskaxdeeda waxaa soo galaya tijaabada ay horay u samaysay, laakin waxaysan ogayn dhibka ay leedahay galmada noocan ah waayo waxaa jeexjeexmaya maroorka taas oo keeni karta in ay ceshan weyso saxarada
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post