Carruur soomaali u dhashay oo kaalin sare ka galay dugsi ku yaalla dalka itoobiya

Wiil iyo gabar walaalo ah oo yaryar ayaa kaalin sare ka galay dugsiga hoose ee ku yaalla dalka itoobiya, ilmaah waxaa dhalay Ign. Cabdullaahi abow oo ah guddoomiyaha kooxda bariga dhexe, waxaa kalaka yiraahdaa Bashiir Cabdullaahi abow Xueen  Aamino Cabdullaahi abow Xueen waxaa la siiyay shahaado lagu qadarinayo caruurtan soomaali u keenay sharaf iyo qiime oo ja muujiyay xafladdaas qiimaha ay leedahay waxbarashada iyo dadaalkooda, waxaan leenahay Alle haka dhigo kuwa wax u qabta diintooda iyo dalkooda

daawo sawirada





Post a Comment (0)
Previous Post Next Post