Walaal runta ii sheeg ilaah baa inoo xogo-gaal ahe

Aniga magacaygu waa maxamed shaafi , oo jooga magaalada garoowe ee Dowladda Puntland , waxaanse u dhashay deegaanka Soomaaliyeed ee Ethiopia khaasatan Burqayar inkastoo aan ku dhashay degmada Qardho ee gobolka Karkaar Puntland oo an ku dhex barbaaray waxna kusoo bartay oo layga yaqaan sida dhabta'ah , Waxaan dhashay 12/6/1991 kii oo da'daydu tahay 23 , caqligaygu waa taam , caafimaadkaygu sidoo kale , nasiibkaygu waa heersare , aqoontaydu waa meel dhexaad (Middel Level Of Knowledge) , waana shaqeeya oo dowladdaan u shaqeeyaa balse hada aniga umbaa isku filan insha allaah se qof waliba ilaah baa kafaala qaaday noloshiisu mar walba inuu barakeeyo hadii uu aaminsanaado dhereg iyo gaajo , guul iyo guul-daro intaba.

Gabadha aan rabo astaanteedu waa:_

1: Inay gabar muslimada tahay oo qurxoon caafimaad keeduna uu OK yahay
2: Inay aqoon diineed leedahay ilaa heer oo aysan da'deedu ka weynayn 17 - 20
3: Inay ku dhaqantaa ' difaacdaa oo ay si dhab'ah ugu dhiiran tahay guusha diinta islaamka iyo ku faanisteeda
4: Inay jeceshahay oo ay u siman yahay dhammaan muslimiinta oo dhan madow iyo cadaan , soomaali , carab IWM
5: Inay adeecdaa amarkayga oo ay ii baarinima samaysaa ilaa xad
6: Inaan jacayl ka helaa iyo kalsooni dheeraadah
7: inaan kaga kaaftoomaa dumar kale oo dhan
8: inaysan igu noqon masayr badan , su'aal badan ' dagaal badan ' xanaaq badan ' xisaab badan ' madax adag  IWM
9: Inaysan keligeed go'aan gaarin intuu doonaba ha le'ekaadeeh
10: Inaysan martida cayrin oo aysan deriska fogeyn ee ay martida ii soorto deriskana xiriir wanaagsan uu ka dhexeeya
11: Inay sharafta qoyska , teeda iyo taydaba ay dhawrtaa sidoo kalena nolosha iyo farxada familkana ay siyaadisaa oo ay beerjileec ii samaysaa
12: Inay qaraabadayda iyo qaraabadeeda isku xirtaa oo aysan igu noqon "XILA FURAN" .

Intaas oo wixii kaloo daruuriyadaba waa inaan ka helaa oo ay igula noolaato noloshaan ku noolahay siday doontaba ha noqotee  
Intaasi oo astaamood qoftii buuxisa ayaan lambarkayga usoo dirayaa , waayo lambarkayga inaan iskasoo diro muhiim ma ahan ee insha allaah guul iyo nasiib wacan walaal wixii kaloo faah faahin ahna fadlan EMAIL kaygan igalasoo xiriira waa caadi goor iyo ayaan walba insha allaah GUUL IYO NASIIB WACAN      MAHADSANID .
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post