magaceyga waa hasan abdikadir

Asc waxaan ahay nin guurdoon ah magaceygana waa hasan abdi kadir, waxaana ku noolahay wadan isutaga imaaraadka carabta qaasatan dubai  da'deyduna waa 32 jir  xaafid quraan ah insha allah calafkeyga bal aan ka tijaabiyo webkiina waad mahadsan tihiin oh srry telkeygana waa +971551723847 waan ka xumahay sawirkeygana waan kusoo deri lahaa balse qaab aan usoo raaciyo ayaan fahmi waayey
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post