Shan qof soomaali ah baasabooro kala duwan wata oo tartanka Quraanka kariimka dubai ku kulmay

shan qof asalkooda soomaali ah oo kala haysta baasabooro kala duwan ayaa ku kulmay tartanka caalamiga ee qur'aanka kariimka lagu qabto magaalada dubai ramadaan kasta
shantaas qof ka kala socota  dalka Soomaali  dalka ingiriiska dalka Finland dalka Denmark iyo dalka Qadar

SOOMAALI OO KALA YAACDAY QURAANKA AYAA HAL MEEL ISUGU KEENAY

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post