Qubays miyaa igu waajibayo haddii aan isku junuubo anoo sooman

Haddii qofka riyoodo oo sidaa ku biyabbaxo isagoo sooman soonkiisa wax dhib ah sooma gaarayaan, markuu soo tooso qubays ayaa ku waajibaya, haddii uu riyoodo laakin uuna arkin biyo wax korkiisa wax ma saarna, waxaa shardi ah inuu arko raad biybbax ama qoyaanka biyaha naag iyo ninba waa isku mid waayo waxaa jira haween galmo ku riyooda oo sidaas ku biyabbaxo
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post