HomeAlbum afur kala meel ah bisha ramadan byXD -4:08:00 PM 9 sambuus badan afur martiqaad ah timir afur loo keenay sambuus kulul soomaali oo afur u fadhiya dad afuraya afur baan sugaynaa sheeko sanbuus Tags: Album Facebook Twitter
asc wll marka hore iga gudoon salan qaali ah sln kadib waxaan rabaainaan kuweydiiyo qofka hadduu cuno asoo xasaasi heyso hilibka dooradawax dhib may ukeeneysaa? waa mahadsantihiin
ReplyDeletehaddii ay xasaasiyo ku hayso ka fogow hilibka doorada waayo aad bay kuugu siyaadinaysaa sidoo kale ukunta
ReplyDeleteasc wr wb walalyaal waan idiin salamay waxan idiin waydiina suaal caafimaadka kusaabsan waxan ku noolahay mid ka mid ah wadamada reer yurub 5 sano kahor ayaan xanuunsaday oo waxan waligay qabi jiray neerfa xanuun kadibna waan isku buuqay kadib isbitaal ayaan galy oo waa leela tacaalay oo daawada depresion ka ayay iisoo qoreen ilaa hada daawada hurdada ayaan qaataa oo 5 sano wax camal ah ma qaban lkn hada dhaqtar cusub ayaa lee sameeyay alx daawadii hore waa leega baday oon waa roonahay hada ayaan waxan rabaa inaaa iskuul bilaawo marka ila taliya walalyaal
ReplyDeletewalaal ilaahay haku caafiyo marka hore marka labadaad daawada qaado ka fogow wax walbada kuu kordhin kara dhibka neerfaha
ReplyDeletewalaal waa dhadhabaa markaa seexdo habeenki waxaana isku arkaa biyo badan qooyo marada ku jiifo awal waxaas ma isku arki jirin maxeey noqo kartaa
ReplyDeletekaas waa junuub haddii aad riyooto oo aad biya isku aargto ama qoyaan waad junuubtay waa inaad qubaysataa
ReplyDeleteasc wll iga gudooma slan qaali ah bahda RG wll waxaajiro qof sxbkey ah oo xanuuna kelyaha mararka qaarkood laga qabto maxaa uroon wll ..mahadsanidiin
ReplyDeletewll waaku mahadsantihiin jawaabtiina wanaagsan boqolkiibo boqol waxaan rabaa finanka oo xasaasida maxaan daawo ah oon uqaataa oo dhabarka iiga soo baxay waayarki kuweydiiyay hilibdoorada inay xasaasi lleedahay
ReplyDeleteinta badan waxaa keena xanuunka keliyaha dhagxaanta ka dhasha halkaan ka akhriso faahin dheeraad ah
ReplyDeletehttp://www.xidig.com/2014/10/xanuunka-keliya-maxaa-keena-oo-sidee.html