Qaabka foorarka caafimaad ahaan dhib ma leeyahay ninka ama naagta

Galmada qaabab badan ayay leedahay, taas waxaa laga rabaa labada is qaba inay isku fahmaan, waxaad arkaysaa naago badan diidaya tusaale ahaan galmada foorarka, iyagoo ka xishoonaya qaabkan, waxay uga xishoodaan inta badan codka ka soo yeera naagta marka foorar loogu tago, codkaas wax dhib ah ma laha waa keliya neef galaysa farjiga marka ay xaasku foorarsato,siiba naagta ilmo dhashay, marka gabdhaha jecel galmada jiifka oo diidan qaabka qoorarka waa dhaqan ay caadaysteen ee ma aha wax oo lug ku leh inay bannaan tahay iyo in kale, run ahaantii foorarku waa la oggol yahay wax dhib ah ma laha caafimaad ahaan ninka iyo naagtaba

2 Comments

  1. Anonymous8/09/2014

    aniga aad baan u jeclahay foorarka mana dareemo inay wa cod ah iga soo baxaan

    ReplyDelete
  2. Aniga xataa waa ka helaa sas

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post