kacsiga ninka iyo naagta maxaa u dhexeeya

Kaciga nimanka waa wax muuqda oo cad ninka markuu kacsado bahlkiisa ayaa istaaga, tolow naagaha sidee lagu dareemaa kacsigooda, naagta ma laha bahalka ninka oo kale ah, laakin marka ay kacsato waxay dareemaysaa wax u eg inay kaadi hayso culays ayay ka dareemaysaa cambarkeeda, siiba faruurha farjiga, waxaa dhici karta inuu dhaqdhaqaaqo oo soo bararo kululaado dhacaan khafiif ah inuu soo daayo, sidoo kale waxay ka dareemaysaa jirka kabaaabyo wax u eg, laakin naagaha uma badna inay iska kacsadaan sida nimanka oo kale, intooda badan waxay ku kacsadaan inay la kulmaan taabasho ama hadal kacsi leh, waxaa dhici karta ninmanka inay kacsadaan iyagoo hurdaya, markaas ayaa laga yaabaa inay riyoodaan oo ay biyabbaxaan, laakin naagaha aadka u kacsiga badan way dhici kartaa sida ninka oo kale inay u kacsi badnaadaan oo marwalba ay dareemaan qooq iyo farji cucun oo raaxo leh

1 Comments

  1. naagaha waxaa u badan kuwa cambarka kululaaddo oo cun ka dareemo marka ay kacsadanm gabdho badan ayaa ka cabada noocan

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post