Maxaa laga wadaa dilaaca dabada
waaa jeex ama dilaac gudaha maqaarka dabada ku yimaada, marka ruuxa saxaroonaya xanuun daran u keenayaa
maxaa lagu kasi karaa inuu jiro dilaaca dabada
1- xanuun daran marka uu ruuxa saxaroonaya buu dareemaa
2- dhiig inuu ka soo baxo dabada saxarada kaddib
3- marka la fadhiyo in la dareemo xanuun daran
4- saxaro-adayg inay kugu dhacdo, waa sababka ugu weyn oo keena dilaaca dabada
sidee buu ku bilaabanayaa
wuxuu ku bilaabanayaa saxaro-adayg ama nabar
sababaha keena dilaaca
1- calool-adayga daran
2- ama shubanka badan
3- ama in si xad-dhaaf loo adeegsado waxyaalaha caloosha jilciya

4- qofka inuu daahiyo saxarada muddo badan
sidee loo daaweeyaa
1- in la cuno cunto caloosha jilcisa sida qudaarta iyo furutiska oo kale
2- maalin kasta in la cabbo koob liin dhanaan ah oo qandac ah
3- in biyo qandac lagu fariisto maalin kasta
4- cabbidda biyaha in la badsado
5- bamaatooyin loogu talaggalay in la mariyo
sidoo kale in la qaato daawooyinka
normacol waa daawo caloosha jilcisa hurdada ka hor ayaa la cabbayaa
sidoo kale bomaatadan xyloproct xanuunka ayay joojisaa meeshana way jilcisaa hal mar ayaa la marinayaa maalintiiba sidoo kale kaniinigan solpadeine oo xanuunka joojiya seddex jeer ayaa la qaadanayaa, waxaa fiican daawooyinkan inaad qaadato marka uu dhakhtarka kuu qoro

Aniga oo uur leh ayaa ku riyoda dadkanaadigo cunug dhalay aya ku riyoday ayey idhahaan walina mana ley qabo
ReplyDelete