maahmaahyo jacayl ku saabsan


jacaylku waa wax dunida ka jira oo nin iyo naagba jahada ka lumiya marka maahmaahyadan jacaylka ku saabsan bal eeg


1: Daaro la dhisiyo in yurub laga dagaa jaceyl laguma doon doono.
2: Farxad jaceyl iyo murugo caashaq waa is daba gurguurtaan.
3: Jahli iyo jaceyl ileyn looma jiifto.
4: Jaceyl lagaa janjeersaday jug laguma doondoono.
5: Jaceylkan cusub jaahiliintuu....u roonyahay.
6: Jaceylkii kululaa ku galmaa loo rogay.
7: Jaceylku hadii uu hadlo haada maxkamadeed horaan buu calaf & dad la tiigsan lahaa.
8: Jaceyl kaa janjeero hanti laguma soo jiito.
9: Jug jaceyl nimeey gaartay jeenankiisu waa jowharadiiisa.
10: Jaceyl wadajir loo curiyay calankiisu adagaa.
11: Axdigii hore dhalanteedkii danbaa tirtiray.
12: Jaceyl faqiir laasimay kan taajirka ka kulul.
13: Eed jaceyl ileyn lamaanaha kama dhamaato.
14: Ruux mudo la eeganayay hadad yurub urarato raasumaalkaaga danbe reys maleh.
15: Talo hadeey kaa wareerto tahliil baa latuftaaaa.
16: Sahal kuma go’o jaceyl sadriga yuurarsaday.
17: Saasaanta jaceylka sida udgoonka qaanso roobaad.
18: Ruux la sagootiyay samir jaceyl sad uma aha.
19: Nabsi jacyl naruuuraduu kaa jaraaaa.
20: Waqtiga waakan isdaba yaaal jaceylna waa kan daba weecsan.
21: Sikasta oo looqoslaa saliga lagama dhaco.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post