Sheeko gaaban nin seexday sad ma laha

Sheekadan waxaa laga sameeyay maah maahdan  (Ninkii Seexdaa Siciisa Dibi Buu Dhalaa).
Sheekadu waxay tahay 

Laba ninaa sheekeysanaysay. Midaa soo boodoo wuxuu dhahay, "Seddex habeen iyo seddex maalin aa hurdo iga imaan weysay, anigoo yaabban aa Ilaah amarkii duhurkii hurdo iga timid waxaan soo toosay maalintii ku xigtay. Maalintaas waan seexday laakiin gabar aan ku ballansaneen inaan masaafeysto aan is gafnay. Markay i waysay ninkii aan markhaatiga u diyaarsaday ay ku qabsatay. Hadda isagay u dhaqmooysaa. Maxaan sameeyaa Ila tali." Kii kale wuxuu dhahay Nin seexday siciisa dubiyuu dhalay.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post