Sawirada sahal ayay noqdeen dadka maanta joogo qof kaste camera ayuu gacanta ku sitaa.
Waagii hore sawirka aad buu u adkaa maxaayeelay qofka waa inuu taago footo markaas waa lacag inuu bixiyaa kadib waa inuu soo cadeeyaa sawirka album waa inuu galiyaa
Dadka qaar qarashka ma awoodin qaarna maba rabin dhibkaas inay u maraan sawirka
Marka munaasabad ay jirto sida xaflad ama ciid ama aroos ayaa mar mar la heli jiray camera
marka hadda sawirka sidii hore ma aha
|
cilaanka soomaali |
|
xijaab jaalle ah |
|
xijaab buluug |
|
sawir khaas ah |
|
saaxiibkayga |
|
yurubta |