Dhibaatooyinka shaaha caddeyska uu leeyahay

Shaaha caddeyska soomaalidu aad ayay u jecel yihiin laakin badankooda ma oga caanaha inay ka qaadayaan waxtarka shaaha uu leeyahay, 
shaaha bigeeska ama renjiga wuxuu xoojiyaa difaaca jirka, wuxuu yareeyaa dhibaatooyinka unugyada jirka, wuxuu la dagaallamaa oo kale burburka ilkaha, lavelka sokorta xagga dhiiggana wuu toosiyaa, sidoo kale wuxuu leeyahay faa'idoon la xiriira xididaha wadnaha, laakin marka lagu daro caano waxaanoo dhan way tirtirmayaan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post