Samatar A. Hassan guurdoon ah oo jira 29 Djibouti ku nool

ASC walaal dhamaantiin waan idin salaamay baxda salaam waxaan ahay nin 29 jir ah ku nool dalka Djibouti dherer hal mitir iyo todobaatan senti. Nin cas baa la igu tilmaamaa.walaal waan shaqeeyaa. Markaa waxaan  u baahanahay gabadh nolosha ila wadaagta oo diin leh. Markaa waxaan rabaa in la iga caawiyo. Ilaahay na waxaan ka baryayaa inuu idiin fudaydiyo. Dhamaan magacayga, telefoonka iyo emailka hoos ku qoran igala soo xidhiidha. mahadsanidiin

Samatar A. Hassan
Billeting Specialist
KBR
Djibouti Base Operating Services ( BOS )
Camp Lemonnier, Djibouti  Horn Of Africa
Contact info..
Local Cell:  253 + 77629654
Email address: Hassan.Samatar@kbr.com

“Practice courtesy on the  daily basis”


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post