 |
| haweeney basal guraysa |
 |
| cagaarka beeraha |
 |
| nin muus jaraya |
Barwaaqada ka jirta soomaaliya haddii ay soomaalidu si fiican u ogaan lahaayeen maanta soomaali waxay noqon lahayd dowlad aad u xoog badan oo hanti badan.
Dadka waxay ku noolaan lahaayeen nolol aad u wanaagsan.