Mahad Cabdulle Maxamed oo dhadhay 1986 oo codsanaya ruuxa uu lolosha la wadaagi lahaa

Asalamu claykum maga caygu waa Mahad Cabdulle Maxamad waxan ku nolahay Somaliya gaar ahaan Gobolka Nugaal, horta qofba dhib ayaa haysta ani dhibaato runtii toban iyo dhor sano iga qaadatay ayaa i haysa, kuna saabsan xagga guurka, wax iga caawiya waan waayay qof walbo an u shego oo asxabtayda ka mid ah waxa uu i dhahayaa waad waalantahay, illaa aan markii dambe iska aamusay, arintaasina WAA SHUKANSIGA, dhibato wayn ayaa iga haysata, runtii ilaa iyo hadda wax i caawiya waan la'ahay, qaabka aanan u aqoon; wan kari karaa in aan dumarka la hadlo, ani ga xagayga maka maqayo xagoda, lakiin dhibka jira ayaa waxa uu yahay marka gabadhii salaamo ayaa hadalkii iga kala dhumayaa, ama hordhacaa shekada ayaaba iga khaldamaya, marka waxaan is oran lahaa waxaad u bahantahay, steps ka la marayo, iyo waxyabaha la oranayo, marka madaaama aad khusaysaan arrimaha guurka aadna aad iyo aad ulafa gurtaan waxaan idinka codsanayaa in aad i caawisaan, walahi xaalkaygu caadi maahan, teda kale waxan u dhashay sidayduba qof xirxiran, marka wan dhibanahay, qisoyin iyo dhacay inta aan damcay in aan wax shukansado,oo aad iyo aad u badan ayaa jira, runtii aad ayaan isaga yaabay. hadii dumarka aanan dan guur ama shukansi ka lahayn sidan dono ayaan dantayda uga dhamaysan karaa lakiin belo waxay dhacday markaan shukansi ka doono. marka information kayga hoos ayaan ku list garaynayaa ee walalayaal waxaan idinka codsanayaa in aad i caawisaan oo aa diga caawisaan dhanka shukansiga, gabadha aan nuyadda ku hayyo waa gabar wadaad ah oo xagga diinta u badan, ILAHAY HAYLA KULANSIIYO . waxan jeclahay gabadha ani rabo in ay joogto dalkena meshey donto haka jogto somalia,

WAXAN IDINKA CODSANAYAA IN AAD ISO WACDAAN AMA EMAIL ISO DIRTAAN
My Information

NAME: Mahad Cabdulle Maxamed
BIRTH:1986
AGE:
ADDRESS:Somaliya
PHONE :252907720851
CITY: Garowe Nugal
WORK: I AM FILM EDITOR FOR ONE OF GAROWE MEDIA
NEED: HELP TO LEARN SHUKANSI
HAIR COLOR: BLACK
EYE: BLACK
SIGN: NO SIGN


HADDA SAWIR MA II DIYARSANAA LAKIIN HADII AAD KA MAARMI WAYDAAN WAAN IDIIN SOO DIRAYAA INSHA ALLAH

waxaan idinka codsanayaa in aad wax ila qabataan walihi wan isdhiibay, runtii, lakiin naxariista Ilahay kama aanan quusan wali Ilaahay wan baryaa wana baryi dona insha ALLAH
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post