daahir nuur awdaahir oo raba gabar diin leh

sc marka hore waan idin salaamayaa waanad kumahadsantihiin sida fiican ee aad umada igu shaqaynaysaan ee asd reeraha udhidaysaan intaa kadib 
Magacaygu waa daahir nuur awdaahir
Waxan jiraa 27 sano
Waxan kunoo lahay somaliland gaar ahaan gobolka awdal sanadkan yaan qalin jabiyay jaamacada
Waxan rabaa gabadh kayar 35 diinleh cibaadaysata
My email is adahirgoth@outlook.com

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post