Dumarka ragga u roon

Dumarka ugu fiican waa kuwa akhlaaqda leh oo degan nimankooda ixtiraama oo diinta ku dhaqma, haddii ay ku darsadaan quruxda jirka waa raaxo adduun oo ninka ugu kaalmaynayso waddada cibaadada, ninka marka uu helo naag aad u wanaagsan wuu degaa, wuxuu dareemayaa raaxo xagga nafta iyo jirkabada, marka dumarka noocaas ah ayaa nimanka u fiican
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post