Xanuunka keliya maxaa keena oo sidee loo daaweeyaa

Waxaad la kulmaysaa mararka qaarkooda xanuun daran oo kaa qabanaya keliya, xanuunkaas waxaa keena inta badan dhagax ka samaysma keliyaha, dhagaxaas wuxuu ka dhashaa oonka badan iyo waxyaalaha aadka u dhanaan siiba cambaha dhanaanka iyo waxyaalaha la midka sida raqayda oo kale, waxaa loo baahan yahay in la badsado biyaha cabbiddooda, ruuxa waa inuu ka fogaadaa oonka badan siiba marka uu cunto cuno waxaa la rabaa inuu biyo badan cabbo, waa inuu ka fogaadaa biyaha aan nadiifka ahayn, haddii aad dareento xanuunka keliyaha waxaad qaadanaysaa daawo oo waasicisa meelaha kaadimareenka, waxaa laga helaa farmashiyaha  waxaa lagu magacaabaa  Urea Sulfate
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post