Asc waalal waxan doonya in leygu cawiyo o talo
leyga siiyo dareen la,anta raga maxa dawo u ah? Macnaha rabitan la,an
waxana xaga dumarka waxan isku arkay iyado ruxa adunka an ugu jeclahay
ila jiifto misana an darenkeygu sidi la rabay ahayn e dawo ama dabiib
igu caawiya wana mhdsn tihiin
jawaab
walaal daren la'aanta sababo badan ayay u
noqonaysaa waxaa ka mid ah cabsida daran xishoodka daran, ama xanuun
xagga xubnaha taranka iwm. marka waxaa fiican inaad caafimaadkaaga
baarto marka hore kaddib aad eegto sida wax isu baddalayaan