maxaa adkeeya bahalka ninka

bahalka ninka waxaa adkeeya dhowrsanaanta, marka hore ku dadaalinaad ka fogaato xaaraanta, marka labaad iska ilaali seegada kaddib badso malabka iyo basasha iyo looska haddii aad heli karto geedka gesing-ka
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post